Taageerada joogtada ah ee whānau ee uu saameeyay weerarkii argagixisanimo ee Christchurch

Guddiga Saamaynta Wadajirka ah (The Collective Impact Board) waxaa la aasaasay bishii Mey 2021 iyadoo la raacayo Talad 26 ee soo jeediyeen Guddiga Royal ee baadhitaanka weerarkii argagixisanimo ee lagu qaaday laba masaajid oo Christchurch ah. Aragtida Guddiga Saamaynta Wadareed (Collective Impact Board) waa inay gacan ka geysato abuuritaanka "bulsho adag, isku xidhan, xog ogaal ah".

Wax badan ka ogow

For translation support services call 0800 854 737 or visit https://connectingnow.com.au