Nagu saabsan

Gudiga Saamaynta Wadareed (The Collective Impact Board) waxa la aasaasay Mey 2021 waxana uu ka kooban yahay wakiilada iyo bulshada. Guddiga waxaa la dhisay iyada oo loo raacayo Talooyinka 26 ee Guddiga Rooyal ee Baarya weerarkii argagixisada ahaa ee 15 Maarso 2019.   Guddiga Saamaynta Isku dhafka ah waxay bixiyaan talo iyo talooyinka adeegyada Maamulaha, iyo shuraakdeeda, si loo caawiyo ku wargelinta adeegyada dhammayska tiran iyo taageerada bulshooyinka ay saamaysay.

Gunddiga

Guddiga Royal ee baaraya weerarkii argagixisada ee Christchurch waxay soo jeediyeen talooyin lagu taageero baahiyaha soo kabashada joogtada ah ee qoysaska ballaadhan ee ay ay saamaysay, dadka ka badbaaday iyo markhaatiyaasha.

Guddiga Royal waxay ku taliyeen saamaynta Guddiga Saamaynta Isku dhafka ah, taas oo ah Talada 26.

Tallada 26: Sameeynta Baarista Shabkadda Saameynta Isku dhafka ah iyo Guddiga ama nidaamka kale ee la xidhiidha ee suurtageliya wakaaladaha qaybta Dad waynaha, ururada aan dowliga ahayn iyo qoysaska ay saamaysay, dadka ka badbaaday iyo markhaatiyada inay aqbalaan barnaamijka shaqada gaarka ah si loo siiyo adeegyo dhammaystiran oo joogta ah qoysaska, dadka badbaaday iyo markhaatiyada.

Guddig waxa uu isku keenaa bulshadda iyo wakaalada si loo bixiyo talo iyo talooyinka adeegyada dhammayska tiran ee la siinayo qoysaska ballaadhan ee dadkii badbaaday iyo markhaatiyaasha 15 Maarso 2019 ee masaajidada ku yaalay Christchurch.

Guddiga Saamaynta Isku dhafka ah waxay bixiyaan talo iyo talooyinka adeegyada Maamulaha iyo shuraakdeeda si loo caawiyo ku wargelinta adeegyada dhammayska tiran iyo taageerada bulshooyinka ay saamaysay. 

Guddiga Saamaynta Isku dhafka ah (Collective Impact Board) waxaa la sameeyay 25 Maayo 2021 oo waa diyaar ilaa Maayo 2023.

Iyaddoo la shaqaynayso wakiilada dowlada, wakiilada dowladu waxay aqlabiyad ka yihiin Guddiga Saamaynta Isku dhafka ah. Waxa laga yaabaa inay xubno ka yihiin whānau ay saamaysay ama kuwo kale oo ka tirsan bulshada ay saamaysay. Wakiilada bulshaddu waxaa loo xushay oo lagu doortay nidaamka magacaabida. Guddidu waxay dooratay Guddooyimahooda kullankoodii koowaad ee 9 Juun 2021.