Asturnaan iyo afeefta xuquuqda daabacaada

Asturnaan

Kuma aqoonsan karno marka aad si fudud u akhridid ama u raadisid macluumaadka websaadka.

Waxaan hubineynaa inaan ilaalinayno macluumaadkaaga xidhiidhka oo cid kale ma siidayno.

Haddii aad jeclaan lahayd inaad aragtid macluumaadka aanu kaa hayno, ama aad haysid wax su'aalo ah oo ku saabsan sida aanu u maamulo macluumaadkaaga, fadlan nagala soo xidhiidh AskCIB@msd.govt.nz.

Falanqaynta bogga internetka

Wabsaadkan waxaan u isticmaalnaa aaladaha cabbiraadda shabakadda si aan u ururino macluumaadka tirakoobka ee ku saabsan booqashadaada. Waxaan u isticmaalnaa macluumaadkan si ay nooga caawiso fahamka sida dadku u isticmaalayaan www.collectiveimpactboard.org.nz iyo si aan u horumarino bogga. Aaladahani ma tilmaamayaan shakhsiyaadka isticmaalaya bogga. Waxaan arki karnaa diiwaanka waxa ay dadku ka sameeyaan bogga, laakiin ma aha cida ay yihiin.

Xuquuqda daabacaada

Xuquuqda daabacaada ee Crown ©. Waxyaabaha ku jira websaadka waxa ilaalinaya xuquuqda daabacaada oo ay iska leedahay Wakaalada Maalgashiga Bulshada (Social Investment Agency) iyadoo ka wakiil ah Crown.

Haddii aan si kale loogu tilmaamin walxo gaar ah ama ururinta macluumaadka (hoos ama shay gaar ah ama ururin), agabkan xuquuq-daabacaadda ah waxa loo fasaxay dib-u-isticmaalka hoos yimaada Astaanta Creative Commons 4.0 Shatiga Caalamiga ah.(external link)

Waad la wadaagi kartaa (koobi ama qaybin kartaa walxaha dhex dhexaad ama qaab kasta) oo aad ka tixraaci kartaa (dib-u-dhigi kartaa, bedeli kartaa, oo aad ku dhisi kartaa shayga ujeeddo kasta, xitaa ganacsi ahaan, xaaladaha soo socda: